Horyaalka Ciyaaraha Caalamka

  • Home
  • Soomaalida
  • League
    • Premier Legue
    • Laliga
    • Seri A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Champions Legue
  • Europa Legue
  • Afrika
  • World Cup
  • Transfer

Thursday, March 30, 2017

sawiro ka hor kulanka merseyside derby ee everton liverpool oo si wayn iskugu diyaarinaysa melwood iyo xidigihii tababarkan ka soo xaadiray

March 30, 2017  Premier Legue  No comments


Liverpool ayaa ku jirta diyaar garawga kulanka muhiimada khaaska ah u leh ee  Merseyside derby iyada oo Anfield ku soo dhawayn doonta kooxda ay sida wayn u xifiltamaan ee Everton. Klopp ayaa isku diyaarinaya in uu noqdo tababarihii ugu horeeyay ee saddexdiisa kulan ee ugu horeeya horyaalka Premier Lealque ee kulanka soo Merseyside derby wada guulaysta isaga oo labadiisii kulan ee ugu horeeyay haddaba guulo ka soo gaadhay Everton.


Iyada oo si wayn looga dagaalamayo kaalmaha sare ee Champions Leaque-ga loogu soo baxayo ayay Reds doonaysaa in ay sii wadato dagaalka ay ugu jirto in ay xili ciyaareedka danbe ka soo muuqato tartanka kooxaha Yurub. Waxaa Anfield ka dhici doona kulankii 228 aad ee Merseyside derby ah.
Tababare Jurgen Klopp ayaa tababarkii maanta ee kooxdiisa dib ugu soo dhaweeyay xidigo ay ka mid yihiin Philippe Coutinho, Emre Can iyo Nathaniel Clyne si la mid ah Daniel Sturridge oo dib ugu soo laabtay Melwood kadib markii uu seegay kulamadii ugu danbeeyay ee Reds.
Laakiin kabtanka Liverpool ee Jordan Henderson ayaan ka soo muuqan tababarkii maanta ee Liverpool taas oo keenaya in uu wali shaki wayni ku jiro taam ahaanshiisa. Adam Lallana oo muddo bil ah garoomada ka maqnaan doona ayaan sidoo kale ka mdi ahayn xidigaha uu Klopp ku xisaabtamayo. Halkan kaga bogo sawiro badan oo ay Liverpool kooxdeeda kaga qabtay xarunta Melwood ee tababarkii maanta oo khimiis ah.


Read More
March 30, 2017    No comments
Ricardo_Quaresma_Crazy_Skills  kadawo halkan 
Read More

Alexis Sanchez oo ku guulaystay laacibka bisha ee Arsenal

March 30, 2017    No comments

Weerar yahanka kooxda Arsenal ee Alexis Sanchez ayaa ku guulaystay laacibka bisha ee kooxdiisa kadib qaab ciyaareedkii fiicnaa ee uu soo bandhigay.
Taageerayaasha kooxda Arsenal ayaa codka ugu badan ugu shubay Alexis Sanchez kaas oo bishaan Maarso dhaliyay 2-gool isaga oo caawiyay goolkii Welbeck ee kooxda Liverpool.
Waana markii 5-aad ee Alexis Sanchez uu ku guulaysto laacibka bisha ee kooxda Arsenal xiliciyaareed kan, wuxuuna markaana ku garaacay abaal marintaan Walcott iyo Xhaka.
Sanchez ayaa helay 63.3% codadkii la dhiibtay, Walcott oo soo galay booska labaad ayaa helay 19.9%, halka Xhaka uu helay 16.8% codadkii la dhiibtay.
Read More
Newer Posts Home

Social Profiles

TwitterFacebookGoogle PlusLinkedInRSS FeedEmail
  • Popular
  • Tags
  • Blog Archives

SUBSCRIBE NOW

Enter your email address:

/>

  • sawiro ka hor kulanka merseyside derby ee everton liverpool oo si wayn iskugu diyaarinaysa melwood iyo xidigihii tababarkan ka soo xaadiray
    Liverpool ayaa ku jirta diyaar garawga kulanka muhiimada khaaska ah u leh ee  Merseyside derby iyada oo Anfield ku soo dhawayn doonta koox...
  • Alexis Sanchez oo ku guulaystay laacibka bisha ee Arsenal
    Weerar yahanka kooxda Arsenal ee Alexis Sanchez ayaa ku guulaystay laacibka bisha ee kooxdiisa kadib qaab ciyaareedkii fiicnaa ee uu soo b...

Labels

  • Premier Legue

Blog Archive

  • ▼  2017 (3)
    • ▼  March (3)
      • sawiro ka hor kulanka merseyside derby ee everton ...
      • Ricardo_Quaresma_Crazy_Skills  kadawo halkan 
      • Alexis Sanchez oo ku guulaystay laacibka bisha ee ...

Recent Posts

Download

like us on facebook

Abdisalan Diamond

Uniso

Uniso

Categories

  • Premier Legue

Sample Text

Unordered List

Definition List

 
  • Labels

    • Premier Legue
  • Pages

    • Home
Copyright © Horyaalka Ciyaaraha Caalamka | Powered by Blogger
Design by NewWpThemes | Blogger Theme by Lasantha - Free Blogger Themes | NewBloggerThemes.com